Mareykanka oo Digniin culus soo saaray kaddib dilka Hoggaamiyihii Al Qaacida

Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa howlgal la qorsheeyay ku dilay hoggaamiyihii ururka Al Qaacida Dr Ayman Al-Zawahiri, waxaana hadda laga cabsi qabaa in Ururka Al Qaacida sameeyaan weeraro aargoosi ah. War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Mareykanka ayaa lagu booriyay muwaadiniinta Mareykanka in ay ka taxadaraan dhibaatooyin aargoosi ah oo uga imaan karta ururka … Continue reading Mareykanka oo Digniin culus soo saaray kaddib dilka Hoggaamiyihii Al Qaacida